Kulan ku Saabsan Horumarinta iyo Dib u dhiska dalka oo Muqdisho lagu qabtay (Daawo Sawirro)

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa mdaah-furay shirkii xogwaraysiga ahaa ee mashruuca Horumarinta iyo dib u dhiska Soomaaliya oo ay ka soo qayb galeen qaar ka mid ah golaha wasiirada Soomaaliya, sida Wasaaradaha Qorshaynta, Amniga, Maaraynta &Masiibooyinka, Maaliyada, Kaluumaysiga, Howlaha guud, Beeraha, Arrimaha Gudaha, Haweenta & … Continue reading Kulan ku Saabsan Horumarinta iyo Dib u dhiska dalka oo Muqdisho lagu qabtay (Daawo Sawirro)